Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Axmed Diiriye oo Ujawaabey Afhayeenka Ciidanka Booliska
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:770
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 13 2008
Axmed Diiriye oo Ujawaabey Afhayeenka Ciidanka Booliska
Written by Ali Moallim   
Sunday, 13 July 2008

Afhayeenka Ciidamada MaxkamadahaMuqdisho, (insidesomalia.org)-Afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa ugu baaqay Hay,adaha Samafalka ee jooga Dalka Soomaaliya in ay sii wadaan howlahooda ay ku gargaaryaan shacabka Soomaaliyeed ee ku barakacay dagaalada Dalka ka soconaya, iyagoo dhinaca kale cambaareeyey kooxaha dilalka ugaarsiga ah ku haya shaqaalaha Samafalka oo ay ku tilmaameen in ay yihiin arxan laaweyaal aan wax naxariis ah u heynin shacabkooda baaba’san.

 

Nabadoonka oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ee Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay kooxaha ku howlan dilalka lala beegsanayo saraakiisha Hay’adaha Samafalka ee jooga Soomaaliya in ay ka waantoobaan falalka ay ku jiraan, wuxuuna afhayeenku sheegay in haddii dilalka noocaas ah ay sii socdaan ay sababi karaan Masiibo weyn oo dhinaca bani’aadamnimada ah oo ku habsata Shacabka Soomaaliyeed.

 

Dhinaca kale, afhayeenka ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray afhayeenbka Taliska Ciidanka Booliska ee Dowlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Cabdullaahi Xasan Bariise oo ahaa in Golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ay yihiin kuwo aan dhexdhexaad ka aheyn arimaha Soomaaliya, isla markaana ay ula muuqdaan isaga kuwo ka baqaya in ay ka hadlaan dhibaatooyinka ay geystaan kooxaha ka soo horjeeda Dowladda, wuxuuna nabadoon Axmed Diiriye sheegay in inta ay ka warqabaan kooxaha kacdoonka wada aysan beegsanin dadka shacabka ah, balse ay raadsadaan Ciidamada oo kaliya, isgoo ku eedeeyey Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda in ay si aan kala sooc laheyn dadka u xasuuqaan.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >